Turkiga oo qalab caafimaad oo muhiim ah ugu deeqday Dowlada Soomaaliya (Sawirro)

Wasiirrada caafimaadka, arrimaha dibadda iyo gargaarka ayaa si wadajir ah safiirka Turkiga ee Soomaaliya maanta uga guddoomaya qalab caafimaad oo dowladda Turkigu ay ugu deeqday dowladda Soomaaliya, si ay ugu adeegsato dagaalka loogu jiro xakameynta Faafitaanka COVID19. Gargaarka ay dowladda Turkigu soo gaarsiisay dowladda Soomaaliya waxaa kamid ah qalabka Sheybaarka, qalabka lagu neefsado, Labiska shaqaalaha … Continue reading Turkiga oo qalab caafimaad oo muhiim ah ugu deeqday Dowlada Soomaaliya (Sawirro)